Ciyaaraha

PSG Oo Dooneysa Coutinho, Real Madrid Oo Lambarka Hazard Sii Diyaarisay & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda. 09-07-2018 eng abdikafi ahmed “eng ck”

Suuqa kala iibsiga ayaa lagu kala qeybsamay sanadkaan, taasoo ka dhigan in horyaalka Premier League kooxahiisa uu u furan yahay, sidoo kalana koox walba oo qaaradda yurub ah ayaa wax iibsi loo ogolaaday kadib 1-da July. Waxaan idiin soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda – adigoo ogsoon in kooxaha Premier League ay dukaameysi sameyn karaan, halka kuwa ...

Read More »

Vinícius Jr oo dareen qiiro leh ku macsalaameeyay kooxda Flamengo, kahor inta uusan u dhaqaaqin Real Madrid

(Real Madrid) 26 Juunyo 2018. Vinícius Jr ayaa ku macsalaameeyay dareen qiiro badan kooxda reer Brazil ee Flamengo, kahor inta uusan ku biirin kooxda Real Madrid. Real Madrid ayaa aduun dhan 45 milyan oo euros kula soo saxiixatay Vinícius Jr sanadii 2017 waxayna labo xilli ciyaareed amaah ah ugu ogolaatay ilaa iyo June 2019 kooxdiisa Flamengo Vinícius Jr   ayaa Twitter-kaiisa kusoo ...

Read More »

xiisaha koobka aduunka iyo sanadka 2018

sanadkaan 2018 koobka aduunka waxaa martigeliyay dalka russia , dadka ka faalooda ciyaaraha ayaa sheegay in sanadkaan xiisaha koobka aduunka in uusan aheen sidii snadadii hore maadama koobka ay ka qeybgalayaan xulal ku cusub iyo kuwa aan looga baran, halka ay ka maqan yihiin cusbadii koobka oo lagu tilmaamay xulka azuuri italy iyo netherland ama holand. weli lama saadalin karo ...

Read More »

“Lionel Messi Maaha Hoggaamiye Sida Cristiano Ronaldo” – Halyeygii Xulka Qaranka France Ee Petit Oo Kubaha La Dul-maray Messi

(24-6-2018) Waxaa sii kordhay cadaadiska saaran kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi, kadib guuldaradii xanuunka badnayn ee 3-0 ahayd ee kasoo gaartay dhigooda Croatia kulankooda labaad Group D ee koobka aduunka 2018. Lionel Messi ayaa wuxuu weerar xoogan kala kulmay qaar ka mid ah halyeeyadii hore kubada cagta, jamaahiirta iyo saxaafada qeybaheeda kala duwan ee caalamka, kadib ...

Read More »

Shuruudaha horyaala dalka Argentina si ay ugu soo baxaan wareega 16 ka ee koobka adduunka 2018

(24-6-2018) Xulka qaranka awoodda badan ee Argentina ayaa qarka u saaran inay ka hadhaan Koobka Adduunka iyagoo haysta ciyaaryahannada ugu saamaynta badan sida Lionel Messi, Sergio Aguero, Dybala iyo Higuain. Lionel Messi oo lagu eedaynayo inuu isagu iska lahaa go’aankii xulka qaranka lagu soo xulay bilowgii koobka adduunka ka hor iyo safidda ciyaaryahannada garoonka gelaya, isla markaana uu amarkiisa oo ...

Read More »

Rasmi: Xiriirka Kubada cagta Masar oo FIFA u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Garsoore Enrique Caceres Sabab?

(24-6-2018) Xidhiidhka kubadda cagta Masar ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey garsoorihii dhexdhexaadiyey ciyaartii ay la yeesheen waddanka Russia, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu ka eexday. Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Masar, Hany Abo Rida ayaa sheegay in dacwad rasmi ah ay ka gudbiyeen garsoore Enrique Caceres, kaas oo intii ay ciyaartii Salaasadii socotay qaatay go’aamo badheedh ah oo lid ...

Read More »

Lionel Messi oo ka Fariisanaya Cayaaraha Caalamiga ah iyo Sir ku saabsan Saameynta uu kuleeyahay Xulshada Xulka Argentina

https://www.facebook.com/hersareweb   (24-6-2018) Xiddiga xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi oo dhibaato badan kala kulmay Koobka Adduunka gaar ahaan kulankii masiibada ku noqday ee Croatia ay ku burburisay 3-0 iyo ciyaartii ka horreysay ee Iceland ay barbar-dhaca kula dhamaysatay ayaa la sheegay inuu ka fadhiisanayo xulka qarankiisa isla marka uu dhamaado Koobka Adduunku. Sida uu sheegay wariye si weyn looga ...

Read More »

Jose Mourinho oo kala doortay 3 daan Xiddig kii uu u qaadan lahaa daafaca bidix ee Manchester United

(24-6-3028) Macalinka kooxda Manchester United ayaa kala doortay saddexda difaac bidix ee kala ah Alex Sandro, Danny Rose iyo Jordi Alba oo dhamaan kooxdiisa Manchester United lala xidhiidhinayo. Inkasta oo uu Mourinho difaaca bidix ee Old Trafford uu ku haysto Ashley Young iyo Luka Shaw waxa uu haddana doonayaa in uu keensado difaac kale oo bidixda si fiican uga ciyaari ...

Read More »

Liverpool oo 180 million euro miiska u saartay Real Madrid si ay kaga soo qaadato mid ka mid ah xidigaheeda ugu muhiimsan

(Liverpool) 23 Juunyo 2018. Wargeyka “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool ay xiiseeneyso saxiixo xidiga Real Madrid Marco Asensio inta lagu gudi jiro suuqa xagaaga. Marco Asensio ayaan boos joogta ku heysanin kooxda Real Madrid xili ciyaareed yadii lasoo dhaafay, laakiin wuxuu ahaa xidig ugu safa shada badan xidigaha kursiga keydka Los Blancos.   ...

Read More »

DAAWO SAWIRRO: Sida loo diyaariyay garoonka martigalinaya kulanka furitaanka koobka adduunka

(Moscow) 14 June 2018 Si qurux badan ayaa loo diyaariyay garoonka Luzhniki kaas oo lagu qabanayo saacado yar kadib kulanka furitaanka koobka adduunka ee 2018. Calamada dalalka Ruushka iyo Sucuudiga ayaa lagu sii diyaariyay gudaha garoonka saacad iyo bar ka hor waqtiga ay bilaabanayso ciyaarta. Taageerayaasha Ruushka iyo kuwa Sucuudiga ayaa soo marsaday midabyada astaanta u ah dalkooda ka hor ciyaarta oo ...

Read More »