xiisaha koobka aduunka iyo sanadka 2018

sanadkaan 2018 koobka aduunka waxaa martigeliyay dalka russia , dadka ka faalooda ciyaaraha ayaa sheegay in sanadkaan xiisaha koobka aduunka in uusan aheen sidii snadadii hore maadama koobka ay ka qeybgalayaan xulal ku cusub iyo kuwa aan looga baran, halka ay ka maqan yihiin cusbadii koobka oo lagu tilmaamay xulka azuuri italy iyo netherland ama holand.

weli lama saadalin karo kulmada soo socda waayo wadamo waaweyn ayaa suuragal ah in ay groupyada ku haraan.

 

waxaad nagala socotaan heersare.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*