Monthly Archives: June 2018

Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo 20 sano kaddib bilaabeysa duulimaadkeeda Eritrea

Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa muddo labaatan sano kaddib bilaabeysa duulimaadyadeeda Eritrea, kaddib markii labada dal ay soo afjareen colaadii xadka ee u dhaxeysay. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo shalay ku qaabilay Addis Ababa wafdi sare oo ka socda Eritrea ayaa sheegay in Itoobiya ay diyaar u tahay inay bog cusub u furto xiriirka labada dal. Abiy Ahmed ...

Read More »

WARARKA Madaxweyne Farmaajo oo dhex dhexaadin ka dhex bilaabay Madaxda Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhex dhexaadin ka dhex bilaabay Madaxda ugu sareysa Galmudug oo mar kale uu soo kala dhex galay khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya awoodda iyo heshiiskii Jabuuti ee Ahlusuna iyo Galmudug. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweyne kuxigeenka Maxamed Xaashi Carabey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maalmo ka hor soo ...

Read More »

Vinícius Jr oo dareen qiiro leh ku macsalaameeyay kooxda Flamengo, kahor inta uusan u dhaqaaqin Real Madrid

(Real Madrid) 26 Juunyo 2018. Vinícius Jr ayaa ku macsalaameeyay dareen qiiro badan kooxda reer Brazil ee Flamengo, kahor inta uusan ku biirin kooxda Real Madrid. Real Madrid ayaa aduun dhan 45 milyan oo euros kula soo saxiixatay Vinícius Jr sanadii 2017 waxayna labo xilli ciyaareed amaah ah ugu ogolaatay ilaa iyo June 2019 kooxdiisa Flamengo Vinícius Jr   ayaa Twitter-kaiisa kusoo ...

Read More »

The Beginning of July Djibouti Should Host China-African Conference for Cooperation

The forth to 7th July 2018 should open big conference CHINA-AFRICAN CONFERENCE FOR SUSTANTAINABLE COOPERATION ON ECONOMIC COOPERATION STRUCTURAL TRANSFORMATIONshould participate officials from China and Africa. .This conference should focus the mechanism to reinforce and sustainable cooperation between china and Africa especially economic though china government lastly engaging investment and cooperation to Africa countries. It is not first time to convene China and Africa and ...

Read More »

xiisaha koobka aduunka iyo sanadka 2018

sanadkaan 2018 koobka aduunka waxaa martigeliyay dalka russia , dadka ka faalooda ciyaaraha ayaa sheegay in sanadkaan xiisaha koobka aduunka in uusan aheen sidii snadadii hore maadama koobka ay ka qeybgalayaan xulal ku cusub iyo kuwa aan looga baran, halka ay ka maqan yihiin cusbadii koobka oo lagu tilmaamay xulka azuuri italy iyo netherland ama holand. weli lama saadalin karo ...

Read More »

“Lionel Messi Maaha Hoggaamiye Sida Cristiano Ronaldo” – Halyeygii Xulka Qaranka France Ee Petit Oo Kubaha La Dul-maray Messi

(24-6-2018) Waxaa sii kordhay cadaadiska saaran kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi, kadib guuldaradii xanuunka badnayn ee 3-0 ahayd ee kasoo gaartay dhigooda Croatia kulankooda labaad Group D ee koobka aduunka 2018. Lionel Messi ayaa wuxuu weerar xoogan kala kulmay qaar ka mid ah halyeeyadii hore kubada cagta, jamaahiirta iyo saxaafada qeybaheeda kala duwan ee caalamka, kadib ...

Read More »

Shuruudaha horyaala dalka Argentina si ay ugu soo baxaan wareega 16 ka ee koobka adduunka 2018

(24-6-2018) Xulka qaranka awoodda badan ee Argentina ayaa qarka u saaran inay ka hadhaan Koobka Adduunka iyagoo haysta ciyaaryahannada ugu saamaynta badan sida Lionel Messi, Sergio Aguero, Dybala iyo Higuain. Lionel Messi oo lagu eedaynayo inuu isagu iska lahaa go’aankii xulka qaranka lagu soo xulay bilowgii koobka adduunka ka hor iyo safidda ciyaaryahannada garoonka gelaya, isla markaana uu amarkiisa oo ...

Read More »

Rasmi: Xiriirka Kubada cagta Masar oo FIFA u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Garsoore Enrique Caceres Sabab?

(24-6-2018) Xidhiidhka kubadda cagta Masar ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey garsoorihii dhexdhexaadiyey ciyaartii ay la yeesheen waddanka Russia, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu ka eexday. Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Masar, Hany Abo Rida ayaa sheegay in dacwad rasmi ah ay ka gudbiyeen garsoore Enrique Caceres, kaas oo intii ay ciyaartii Salaasadii socotay qaatay go’aamo badheedh ah oo lid ...

Read More »

Lionel Messi oo ka Fariisanaya Cayaaraha Caalamiga ah iyo Sir ku saabsan Saameynta uu kuleeyahay Xulshada Xulka Argentina

https://www.facebook.com/hersareweb   (24-6-2018) Xiddiga xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi oo dhibaato badan kala kulmay Koobka Adduunka gaar ahaan kulankii masiibada ku noqday ee Croatia ay ku burburisay 3-0 iyo ciyaartii ka horreysay ee Iceland ay barbar-dhaca kula dhamaysatay ayaa la sheegay inuu ka fadhiisanayo xulka qarankiisa isla marka uu dhamaado Koobka Adduunku. Sida uu sheegay wariye si weyn looga ...

Read More »

Jose Mourinho oo kala doortay 3 daan Xiddig kii uu u qaadan lahaa daafaca bidix ee Manchester United

(24-6-3028) Macalinka kooxda Manchester United ayaa kala doortay saddexda difaac bidix ee kala ah Alex Sandro, Danny Rose iyo Jordi Alba oo dhamaan kooxdiisa Manchester United lala xidhiidhinayo. Inkasta oo uu Mourinho difaaca bidix ee Old Trafford uu ku haysto Ashley Young iyo Luka Shaw waxa uu haddana doonayaa in uu keensado difaac kale oo bidixda si fiican uga ciyaari ...

Read More »